Magacyada Maansooyinka  - Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye

 

 

Qaar ka mid ah  Magacyada  maansooyinka Gaarriye

 

1.     Tanaad

2.     Hayaan

3.     DHalaannimo hufnaydaa

4.     Hoobal

5.     Garaad daran naftayday

6.     Eed hoyo laga galay

7.     Bilaneey warlaay

8.     Wiil gaabsi

9.     Hadhaco dhaqan kaad kabaratee

10. Geeridii ina boqor

11. Fad galbeed

12. ka kufriyey jaceylkii

13. Madax goodir

14. Maan deela

15. Sinbaabwi

16. Watargeyt

17. Waaya arag

18. Alla, bari

19. Dalxiis, damaad shaad ka ciidaha

20. Carshigii jamaalka

21. Hashii cosob waatan

22. Run ey lagu neceb

23. Harawaati

          24 Qasab ku ma balweyn karo

 

          25 Nabad

26 Geeriyey xishood lay

27 Nin ka soo socdaa mee

28 Sada taal

29 Samirsiis

30 Dugsi male qabyaa ladi

31 Colka wadhaf ma lagu da yey

32 Hal abuur

33 DHadarbi

34 Gar naqsi (1,2) gafka dhacay hadaad yuusuf oow

36 Keena diid

          37 saxansaxo

          38 hagar laa we

39 Ergo

40 Dabataxan

41 Qalanbaawi manso baroordii

 

Waxa isku soo dubariday soona diyaariyey Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa